The University of Hargeisa is excited to announce a transformative new partnership with the
prestigious University of Girona (Spain). This collaboration, formalized through a recent
agreement, will open new doors for academic growth and international engagement for both institutions.
𝗞𝗲𝘆 𝗕𝗲𝗻𝗲𝗳𝗶𝘁𝘀 𝗼𝗳 𝘁𝗵𝗶𝘀 𝗣𝗮𝗿𝘁𝗻𝗲𝗿𝘀𝗵𝗶𝗽:
Joint Erasmus+ Projects: Both universities will work together to apply for and implement
Erasmus+ projects, enhancing academic opportunities and research collaborations.Student
& Staff Mobility: The partnership will allow University of Hargeisa students and staff to
participate in international exchange programs, gaining valuable global
experience.Collaborative Research & Initiatives: The two institutions will explore mutual
interests, focusing on research and knowledge sharing that will benefit both
communities.This partnership reflects the University of Hargeisa’s continued commitment
to providing world-class educational opportunities and fostering global connections for its staff and students.
𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝘆𝘀𝗮 𝗼𝗼 𝗛𝗲𝘀𝗵𝗶𝗶𝘀 𝗟𝗮 𝗚𝗮𝘀𝗵𝗮𝘆 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗚𝗶𝗿𝗼𝗻𝗮
Jaamacadda Hargeysa (Somaliland) iyo Jaamacadda Girona (Spain) ayaa kala saxeexday
heshiis iskaashi. Wadashaqeyntani waxay awood usiin doontaa labada Jaamacaddood inay
si wadajir ah u codsadaan una fuliyaan mashaariicda Erasmus+, is-dhaafsiga shaqaalaha iyo
ardayda, iyo in ay ka wada shaqeeyan meelaha kale ee dano- waddaag.
𝗙𝗮𝗮’𝗶𝗶𝗱𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗨𝗴𝘂 𝗠𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺𝘀𝗮𝗻 𝗲𝗲 𝗜𝘀𝗸𝗮𝗮𝘀𝗵𝗶𝗴𝗮𝗻:
Mashaariicda Erasmus+: Labada jaamacadood ayaa si wadajir ah uga shaqeyn doona
mashaariicda Erasmus+, iyadoo la abuurayo fursado cusub oo waxbarasho iyo cilmi
baaris.Is-dhaafsiga Ardayda iyo Shaqaalaha: Heshiiskan wuxuu u oggolaanayaa ardayda iyo
shaqaalaha Jaamacadda Hargeysa inay ka qayb qaataan barnaamijyada is-dhaafsiga
caalamiga ah, si ay u helaan waayo-aragnimo caalami ah.Cilmi Baaris iyo Hindiseyaal
Wadajir ah: Jaamacadaha ayaa wadajir uga shaqeyn doona cilmi baaris iyo meelaha kale ee
ay ka wada shaqeyn karaan.Wadashaqeyntan cusub waxay muujineysaa sida Jaamacadda
Hargeysa ay ugu heellan tahay bixinta fursado waxbarasho oo heer caalami ah iyo dhisidda xidhiidho caalami ah oo waxtar leh.