1) In uu tanaasulo waa u furneed waa midda ugu fiican si dhiig daadan lahaa loo badbaadiyo haddii ay dagaal gaarto.
2) In uu dowladda wadahadal la galo oo wax uun lagu heshiiyana waa u furneed.
3) In uu dowladda iska qabto waa u furneed inkastoo wax fiican aheyn.
Balse hadda waxa uu aaday waddo qaldan oo Soomaalida taageersan xataa ku waayi karo
waa in uu Itoobiya siiyay fursad ay dalka kusoo geliso kumanaan ciidan ah, iyadoo ogsoonahay in qorshuhu ahaa in dalka ka baxaan ka hor sanadka cusub.
Itoobiya waa u ciil qabtaa Soomaaliya waxayna raadineysay fursad ay dalka kusii joogto.
Dowladda dhexe ee Soomaaliya waxaa ka muuqato in ay iyadana abuurtay fursad oo halis ku ah dalka.