Madaxweyne Laftagareen wuxuu hadda ka hor waagii ay is haayeen Madaxweyne Xasan Shiikh, Xafiiskiisa Baydhabo ku qaabilay Saraakiil Itoobiyaan ah isaga iyo dadka uu Madaxweynaha u yahayba Villa Somalia waxey go’aamisay in Soomaalinimada laga saaro.
Madaxweyne Ku-xiggeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa Addis-Ababa
Xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Militariga Itoobiya waa Wadani Soomaali ah,
dadkiisa iyo isagaba lagama saarin Soomaalinimada iyo Wadaniyada ay bixiyaan Xasan iyo Qaraabadiisa.
Axmed Madoobe iyo Xasan Shiikh markii ay is qabteen waxaa Kismaayo ka dhacey banaan
bax looga soo horjeedo Madaxweyne Xasan Shiikh, erayadii uu adeegsaday Duqa
Kismaayo oo banaan-baxaas qeybta ka ahaa waxaa kamid ah Xasan Shiikh iyo Dowladdiisa ridada ahba ha dhacaan!.
Ereygaas ridida ah lama buunbuunin Shacabka reer Kismaayo lagama dhigin shisheeye
kalkaalayaal. Laakiin dadka reer Koonfur Galbeed oo erayo xanaf leh xitaa aan adeegsanin,
waxey Dowladda Federaalka ah ku tilmaamtey dhal Itoobiyaan taasi oo ilaa hadda aan jirin meel lagaga raali-geliyey Shacabka reer Koonfur Galbeed.
Sidoo kale waxaa waxaanu ogaaney in ay fufudahay in dadka ka soo jeedo Koofur
Galabeeed Soomaaliya ay yihiin dadka Soomaaliyeed kuwa ugu sharafta badan oo aan
marnaba ka tagin soomaalinimada hadana markasta kllagu xadgubo.
xadgudubka dhinacad dolada ka imaanaayey waxaa inta badaka qeyb qaadnaayey
shaqaalaha dowlada iyo dad ku hayb ah Madaxweynaha Soomaaliya iyagoo ku kala sugan dalka iyo dibada intuba